Qeexid
"(-bab, m.l) (jool.) Qallooc ku dhacay lakabyo dhadhaabeed, oo ay keeneen dhaqdhaqaaqyo ku dhacay oogada dhulka."
"(-bab, m.l) (jool.) Qallooc ku dhacay lakabyo dhadhaabeed, oo ay keeneen dhaqdhaqaaqyo ku dhacay oogada dhulka."
Wadaag:
Wax fidsanaa duudduubid.
Arrin aan fuliddeeda la rabin ka warwareegid.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Wax isku qasid.
Wax jaah-wareerin.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Waraabinta xoolaha maalin walba la waraabiyo.
L. ah: xoolo maalin walba biyo cabba.
m.dh
Wadaag:
Tiro, tiro la eg ku darid.
Wax, wax la mid ah ku xoojin.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Maro, bir, warqad iwm dacalladeeda isku soo celin.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Jirka dadka soo jeedka inta u dexeysa luqunta iyo caloosha; xabad.
Qalbi; niyad.
m.dh
Wadaag:
Calaamadda uu reebo shay fidsan oo laysku soo rogey.
Meel leexsan; luuq.
m.l
Wadaag:
(f.g) Wax fidsan ama jilicsan isku soo ceshasho.
(f.mg) Jiho loo socday ka weecasho.
f.g
-btay, -batay
Wadaag:
(-byo, m.dh) (jool.) Ha badnaado hase yaraadee waa lakab gooni ah oo dhadhaabeed, oo ka mid ah rasooyinka dhulka oogadiisa.
m.l
Wadaag: