Qeexid

"(daaw.) Kulayl iyo xanuun wada socda oo laga dareemo jadiinka iyo caloosha."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag: