Qeexid

"Xeelad dan lagu fushanayo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga laablaab oo kali ah:
  • Degmada Hodan ayaa noqotay goob ay dagaaladu inta badan ku soo laablaabtaan.
  • Dadka deegaanka ayaa la sheegay inay cabsi awgeed uga carareen guryahooda, waxaana tani ay qayb ka tahay dagaalo beeleedyo soo laablaabtay oo ka dhacay xadka ay wadaagaan gobolada Hiiraan iyo Sh/dhexe.