Qeexid
"Wax fidsanaa duudduubid."
Qeexid Xigta
Arrin aan fuliddeeda la rabin ka warwareegid.
[-bay, -btay]
laablaab2 ay
laablaab2 tay
f.g1"Wax fidsanaa duudduubid."
Arrin aan fuliddeeda la rabin ka warwareegid.
Wadaag:
(-bab, m.l) (jool.) Qallooc ku dhacay lakabyo dhadhaabeed, oo ay keeneen dhaqdhaqaaqyo ku dhacay oogada dhulka.
m.l
Wadaag:
Wax isku dubbaridasho.
Wax xeeladayn.
Wax ka warwareegid.
f.mg3
-btay, -batay
Wadaag:
Wax isku duudduubmay noqosho.
f.mg1
-bmay, -bantay
Wadaag:
Wax isku duudduuban ahaansho.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
Tiro, tiro la eg ku darid.
Wax, wax la mid ah ku xoojin.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag: