Qeexid
"Wax isku duudduubmay noqosho."
[-bmay, -bantay]
laablaaban1 may
laablaaban1 antay
f.mg1"Wax isku duudduubmay noqosho."
Wadaag:
Wax isku duudduuban ahaansho.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
(-bmay, -bantay; -bmi) Wax la labanlaabay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Wax isku dubbaridasho.
Wax xeeladayn.
Wax ka warwareegid.
f.mg3
-btay, -batay
Wadaag:
Wax aan kala baxsanayn ahaansho.
Wax aan weli la samayn ahaansho.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
Wax fidsanaa duudduubid.
Arrin aan fuliddeeda la rabin ka warwareegid.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag: