Qeexid
"Wax isku duudduuban ahaansho."
[-bnaa, -bnayd]
laablaaban2 naa
laablaaban2 nayd
f.mg4"Wax isku duudduuban ahaansho."
Wadaag:
Wax aan kala baxsanayn ahaansho.
Wax aan weli la samayn ahaansho.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
Wax isku duudduubmay noqosho.
f.mg1
-bmay, -bantay
Wadaag:
Wax la labanlaabay ahaansho.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
Wax isku dubbaridasho.
Wax xeeladayn.
Wax ka warwareegid.
f.mg3
-btay, -batay
Wadaag:
Wax fidsanaa duudduubid.
Arrin aan fuliddeeda la rabin ka warwareegid.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag: