Qeexid
Wax isku dubbaridasho.
Qeexid Kale
Wax ka warwareegid.
Qeexid Xigta
Wax xeeladayn.
[-btay, -batay]
f.mg3Wax isku dubbaridasho.
Wax ka warwareegid.
Wax xeeladayn.
Fal / verb
f.g
Labdhedig: -btay, -batay
Qeexid: (f.g) Wax fidsan ama jilicsan isku soo ceshasho.
Qeexid Xigta: (f.mg) Jiho loo socday ka weecasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: laabla'aansho m.l/dh ld laabla'aan.
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Wax fidsanaa duudduubid.
Qeexid Xigta: Arrin aan fuliddeeda la rabin ka warwareegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: laabla' f.mg4 (-'aa, -'ayd) Qof aan xusuus lahayn ahaansho.
Qeexid: laabla'aan m.f.dh eeg laabla'.
m.l
Qeexid: Xeelad dan lagu fushanayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -btay, -batay
Qeexid: ld laablaabo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: Eeg laabla
m.f.dh
Qeexid: eeg laablaab2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -bmay, -bantay
Qeexid: Wax isku duudduubmay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -bnaa, -bnayd
Qeexid: Wax isku duudduuban ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld laablaabasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg laablaaban1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Fal fiirsi la'aan iyo caadifadi hoggaamiso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg laablaaban2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg laablaabo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: Eeg laablaabad
Qeexid: Eeg laallaabo
m.dh
Qeexid: ld lallabo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -btay, -batay
Qeexid: Xoolo maalin walba biyo cabbid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]