Qeexid
"(f.g) Wax fidsan ama jilicsan isku soo ceshasho."
Qeexid Xigta
(f.mg) Jiho loo socday ka weecasho.
[-btay, -batay]
laab tay
laab atay
f.g"(f.g) Wax fidsan ama jilicsan isku soo ceshasho."
(f.mg) Jiho loo socday ka weecasho.
Wadaag:
Wax isku dubbaridasho.
Wax xeeladayn.
Wax ka warwareegid.
f.mg3
-btay, -batay
Wadaag:
Xoolo maalin walba biyo cabbid.
f.mg3
-btay, -batay
Wadaag:
Calaamadda uu reebo shay fidsan oo laysku soo rogey.
Meel leexsan; luuq.
m.l
Wadaag:
Jirka dadka soo jeedka inta u dexeysa luqunta iyo caloosha; xabad.
Qalbi; niyad.
m.dh
Wadaag:
Maro, bir, warqad iwm dacalladeeda isku soo celin.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
(-bab, m.l) (jool.) Qallooc ku dhacay lakabyo dhadhaabeed, oo ay keeneen dhaqdhaqaaqyo ku dhacay oogada dhulka.
m.l
Wadaag:
Bilaw yeelasho; abuurmid; curasho. ld billaabo.
f.mg3
-lowday, -laabatay
Wadaag: