Qeexid
"Qori iwm wax aan si fiican u engegin ahaansho."
[-naa, -nayd]
laabqoyan2 aa
laabqoyan2 ayd
f.mg4"Qori iwm wax aan si fiican u engegin ahaansho."
Wadaag:
Qoray iwm oo aan si fiican u engegin ee lidda ka qoyan.
m.l.kh
Wadaag:
Wax aan kala baxsanayn ahaansho.
Wax aan weli la samayn ahaansho.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
Faraca ka soo baxa jirridda geedka.
Qayb ka soo farcanta waax hay'adeed.
Qori af buuran oo badarka la karinayo lagu waalaqo.
m.dh
Wadaag:
Wax isku duudduuban ahaansho.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
Wax meel sare la saaray ahaansho.
Arrin aan go'aan laga gaarin ahaansho.
Sharci wax la baaba'shey ahaansho.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Wax la labanlaabay ahaansho.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
Jirka dadka soo jeedka inta u dexeysa luqunta iyo caloosha; xabad.
Qalbi; niyad.
m.dh
Wadaag:
(-bab, m.l) (jool.) Qallooc ku dhacay lakabyo dhadhaabeed, oo ay keeneen dhaqdhaqaaqyo ku dhacay oogada dhulka.
m.l
Wadaag:
Calaamadda uu reebo shay fidsan oo laysku soo rogey.
Meel leexsan; luuq.
m.l
Wadaag:
(f.g) Wax fidsan ama jilicsan isku soo ceshasho.
(f.mg) Jiho loo socday ka weecasho.
f.g
-btay, -batay
Wadaag: