Qeexid
"Wax loo bogo laabta ka raacid, ka jeclaysasho."
[-cay, -cday]
laabraac2 ay
laabraac2 day
f.g1"Wax loo bogo laabta ka raacid, ka jeclaysasho."
Wadaag:
(f.g) Gacan fidsan wax ku tiigsasho.
(f.mg) Ka l.: cunto, cabbitaan iwm deg-deg u dhammaysasho.
(f.mg) Naq baxay muuqasho.
f.g
-cay, -cday
Wadaag:
Cayayaan baallalley ah, waqtiyada roobka la arko oo ilayska ku soo yaaca; hawtal-hamag.
m.dh.u
Wadaag:
(-cayaal, m.l/dh) (xis.) Xarriiqda toosan ee uu xood aad ugu dhawaado (ama sigo) hase yeeshe aan weligii taaban. Tusaale ahaan, labosaabka waxa uu leeyahay laba laace. Marka xoodka isle'egtiisu tahay 1 garaaf ahaan loogu muujiyo laba addimaale kulannada kaartis waxa ay laaceyaashiisu noqonayaan x = 0 iyo y = 0 (eeg: labosaab).
m.l
Wadaag:
Nafley meel roob ka da'ay aadid.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
Maro, bir, warqad iwm dacalladeeda isku soo celin.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Jirka dadka soo jeedka inta u dexeysa luqunta iyo caloosha; xabad.
Qalbi; niyad.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Wax fidsan ama jilicsan isku soo ceshasho.
(f.mg) Jiho loo socday ka weecasho.
f.g
-btay, -batay
Wadaag:
(-bab, m.l) (jool.) Qallooc ku dhacay lakabyo dhadhaabeed, oo ay keeneen dhaqdhaqaaqyo ku dhacay oogada dhulka.
m.l
Wadaag:
Calaamadda uu reebo shay fidsan oo laysku soo rogey.
Meel leexsan; luuq.
m.l
Wadaag: