Qeexid
"Geel da' yar bardoodamid."
Qeexid Xigta
Dad fara ka ciyaarid.
"Geel da' yar bardoodamid."
Dad fara ka ciyaarid.
Wadaag:
Cayaar iyo bardoodan uu sameeyo geela da'da yar.
Fara ka ciyaar.
m.l
Wadaag:
Faraca ka soo baxa jirridda geedka.
Qayb ka soo farcanta waax hay'adeed.
Qori af buuran oo badarka la karinayo lagu waalaqo.
m.dh
Wadaag:
(macaadin, m.dh) (kiim.) Walax dabiici ah, oo noole aan ahayn ama aan ka imaan, oo leh isku dhis kiimikaad, isla markaasna leh astaamo fisikeed iyo kiimikeed oo cad. Halkaa waxaa ah ilaa 2000 macdanood oo la maranayo, oo leh qaabab wiriqeed oo kala duwan, laakiin macaadinta bah wadaagta ah kala duwanaashahoodu waa yaryahay.
m.l
Wadaag:
Wax meel sare la saaray ahaansho.
Arrin aan go'aan laga gaarin ahaansho.
Sharci wax la baaba'shey ahaansho.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Wax aan kala baxsanayn ahaansho.
Wax aan weli la samayn ahaansho.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
(-cayaal, m.l/dh) (xis.) Xarriiqda toosan ee uu xood aad ugu dhawaado (ama sigo) hase yeeshe aan weligii taaban. Tusaale ahaan, labosaabka waxa uu leeyahay laba laace. Marka xoodka isle'egtiisu tahay 1 garaaf ahaan loogu muujiyo laba addimaale kulannada kaartis waxa ay laaceyaashiisu noqonayaan x = 0 iyo y = 0 (eeg: labosaab).
m.l
Wadaag:
(f.g) Gacan fidsan wax ku tiigsasho.
(f.mg) Ka l.: cunto, cabbitaan iwm deg-deg u dhammaysasho.
(f.mg) Naq baxay muuqasho.
f.g
-cay, -cday
Wadaag:
Wax isku duudduuban ahaansho.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
Qori iwm wax aan si fiican u engegin ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Nin dhalinyaro ah oo qas badan noqosho.
Da' yaraan ku dhimasho.
f.mg1
Wadaag: