Qeexid
"(-dad, m.l) Lugta oo horay wax loogu dhufto; haraati."
"(-dad, m.l) Lugta oo horay wax loogu dhufto; haraati."
Wadaag:
Fal aan ujeeddo lahayn oo waqtiga lagu lumiyo.
Anshax, dhaqan.
m.l
Wadaag:
Kor u qaadidda lug kor loo qaado inta la maalayo rida.
m.l
Wadaag:
Kutub Quraanka oo dhami ku qoranyahay.
(-dyo, m.dh) Toddobada subac ee quraanku ka koobanyahay midkood.
(-dyo, m.dh) Jildi korka kaga dahaaran kutub. ld jillaad1.
m.l
Wadaag: