Qeexid
"Ka l.: qof aan ka dhergin galmada qof kale."
[-fay, -ftay]
laaf2 ay
laaf2 tay
f.mg1"Ka l.: qof aan ka dhergin galmada qof kale."
Wadaag:
(-ooyin, m.l) (jool.) Dhadhaab dhalaashan ama magma oo ka soo burqanaysa dhulka gudihiisa oo soo gaarta dhulka dushiisa, taas oo ka soo baxda karaytarka folkaanaha ama jeex-jeex dhulka dushiisa ah. Dhulka dushiisa laafadu si dhaqso leh ayay ugu adkaataa marka loo eego dhaqsaha adkaashadeeda ee dhulka gudihiisa.
m.dh
Wadaag:
/dh Hore iyo gadaal u tuuridda gacmaha marka la soconayo iyadoo la isdhaafinayo.
m.l
Wadaag:
Dad ama xoolo, wax darxumo iyo rafaad ka muuqdo noqosho.
Ceel, biyo ka gurid.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
Iyadoo la iswaydaarinayo gacmaha marka la soconayo horay iyo gadaal u ridid.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
(-fyo, m.dh) (juqr.) Farac ka baxa oo ka taga webiga intiisa mudan oo aan mar dambe ku soo noqon oo biyaha uu sido ku dara badda ama haro. Waxaa lagu isticmaalaa keliyada badan ee webiga afkiisa ee loo yaqaan delta ama marawaxad suubaaneed.
m.l
Wadaag:
Jirka dadka soo jeedka inta u dexeysa luqunta iyo caloosha; xabad.
Qalbi; niyad.
m.dh
Wadaag:
(daaw.) Halamacoodka xuubka isha iyo baalasha kaasoo gaduuta oo barara soona daaya biyo ama malax.
m.l
Wadaag:
Maro, bir, warqad iwm dacalladeeda isku soo celin.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
(-bab, m.l) (jool.) Qallooc ku dhacay lakabyo dhadhaabeed, oo ay keeneen dhaqdhaqaaqyo ku dhacay oogada dhulka.
m.l
Wadaag:
Calaamadda uu reebo shay fidsan oo laysku soo rogey.
Meel leexsan; luuq.
m.l
Wadaag:
Naafo ka dhigid; dhaawicid; curyaamin. ld naafee.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
Nafley xasuuqid.
Dad khasab ku ururin.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
(f.g) Gacan fidsan wax ku tiigsasho.
(f.mg) Ka l.: cunto, cabbitaan iwm deg-deg u dhammaysasho.
(f.mg) Naq baxay muuqasho.
f.g
-cay, -cday
Wadaag: