Qeexid
"Wax meel kore saarid."
Qeexid Kale
Wax meel sare yaal gacan ku tiigsasho. 4. Laal ciyaarid. 5. Gar iyo dood laba dhinac ka dhexeysa meel adag gelin.
Qeexid Xigta
Sharci ama xeer hore u jirey tirtirid.
[-aalay, -aashay]
laal2 alay
laal2 ashay
f.g1"Wax meel kore saarid."
Wax meel sare yaal gacan ku tiigsasho. 4. Laal ciyaarid. 5. Gar iyo dood laba dhinac ka dhexeysa meel adag gelin.
Sharci ama xeer hore u jirey tirtirid.
Wadaag:
Ciyaar laba kooxood loo ciyaaro oo ku dhisan orod iyo isaseemid.
m.l
Wadaag:
Ilmo dhashay neef loogu ducaynayo u qalid.
f.mg1
-aalay, -aashay
Wadaag:
Qof laga badiyey turub wajiga dambas, nuurad iwm ka marin.
f.g1
-aalay, -aashay
Wadaag:
Wax mug leh, wax kale ka buuxin.
f.g1
-aalay, -aashay
Wadaag:
Wax meel sare la saaray ahaansho.
Arrin aan go'aan laga gaarin ahaansho.
Sharci wax la baaba'shey ahaansho.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
(-lo, m.l) Gabar waxa ay u tahay gabar ama wiil ay wada dhasheen.
m.dh
Wadaag:
Nafley taran iyo barwaaqo helid.
Wax tiradooda iyo tayadooda badasho.
f.mg1
-aalay, -aashay
Wadaag:
Cid dembi gashay ganaaxid.
f.g1
-aalay, -aashay
Wadaag:
Qodax, nabar iwm neef geel ah addin ka iimayn.
f.g1
-aalay, -aashay
Wadaag:
(-lmay, -lantay; -lmi) Wax meel kore saaran noqosho.
f.mg1
Wadaag: