Qeexid

"(-lmay, -lantay; -lmi) Wax meel kore saaran noqosho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga laalan oo kali ah:
  • Ciidanka AMISOM ee Muqdisho ku sugan oo ka socda dalalka Uganda iyo Burunid aya waxay tiradoodu gaaraysaa 5,000-askari, kuwaasoo saldhigyo kooban ku leh Muqdisho, ilaalana ka haya Dekeda, Garoonka diyaaradaha iyo Madaxtooyada.
  • Arintii dib u heshiisiinta waxa ay geed ku laalantay markii Dowlada Soomaliyeed ku soo dhaweystay Itoobiya in ay wada qabsato Soomaliya.