Qeexid

"Cid warwareejin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga laali oo kali ah:
  • Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa hadal uu xafladaasi ka jeediyay kaga waramay muhiimada uu dugsigani u leeyahay ilaalinta daryeelka caafimaadka xoolaha ee dalka oo laf-dhabar u ah dhaqaalaha Somaliland.
  • Ciidamada AMISOM ayaa labadaan qof ilaalinayey amnigooda iyadoo wararku sheegayaan in ay la kulmayaan Ra'isal wasaaraha cusub.