Qeexid

"eeg laal2."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga laalid oo kali ah:
  • Iid Xasan oo ah agaasimaha xafiiska ururka North West London Somaliland Community, ayaa isna si aada u dhaliilay laalida diiwaangalinta, waxaanu ku tilmaamay tallaabo sharci darro ah oo dib u dhac ku keeni karta hanaanka dimuqraadiyadeed ee Somaliland.
  • Markuu la tashaday qabyaalad qudcinaysa, markuu hidheeyay Gidaar agtiisa ah, Allaba ogyee, wuxuu saddex dalqadood ku furay saddex haydh-tuulo iyo laba nin oo madax ka ahaan jiray Waaxda dilaalidda iyo malaalida dawladda hoose.