"ld laablaab1."
Wadaag:
Calaamadda uu reebo shay fidsan oo laysku soo rogey.
Meel leexsan; luuq.
m.l
L. ah: tiro lagu daray tiro la eg.
Wax lagu xoojiyay wax la mid ah.
ld laablaabo.
f.mg3
-btay, -batay
ld laablaab2.
f.g1
-bay, -btay
ld laablaabasho.
ld laablaabid.
m.dh
Eeg laallaab
Xeelad dan lagu fushanayo.
Eeg laallaabo
ld laablaabmid.
Eeg laallaab2
ld laablaaban1.
f.mg1
-bmay, -bantay
ld laablaaban2.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Eeg laallaabid
Wax meel sare ka raaricin.
f.g2
-iyay, -isay
Wax meel sare ka raaracid.
-day, -dday
ld laablaabnaan.
Ka raaracidda wax meel sare ka raaracaan.
Eeg laallaabmid