Qeexid
"Lacag ama wax kale oo loo bixiyo ama loo qaato in arrin aan gar ahayn lagu fuliyo."
"Lacag ama wax kale oo loo bixiyo ama loo qaato in arrin aan gar ahayn lagu fuliyo."
Wadaag:
Cid dani ku xirantahay laaluush siisasho.
f.g3
-shtay, -shatay
Wadaag:
Wax laaluush qaatay ahaansho.
f.mg4
-shnaa, -shnayd
Wadaag:
Ciyaar laba kooxood loo ciyaaro oo ku dhisan orod iyo isaseemid.
m.l
Wadaag:
Wax meel kore saarid.
Sharci ama xeer hore u jirey tirtirid.
Wax meel sare yaal gacan ku tiigsasho. 4. Laal ciyaarid. 5. Gar iyo dood laba dhinac ka dhexeysa meel adag gelin.
f.g1
-aalay, -aashay
Wadaag:
Wax meel sare la saaray ahaansho.
Arrin aan go'aan laga gaarin ahaansho.
Sharci wax la baaba'shey ahaansho.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
(-lmay, -lantay; -lmi) Wax meel kore saaran noqosho.
f.mg1
Wadaag: