Qeexid
"Lulmo darteed in yar indho isku qabasho."
[-ooday, -ootay]
laamaddo oday
laamaddo otay
f.mg3"Lulmo darteed in yar indho isku qabasho."
Wadaag:
(c.nafl.) Naasley geela la bah ah oo aan kurus lahayn, lagana helo Ameerikada koofureed, leh sur dheer oo dhuuban, dhego dhaadheer iyo dhogor jilicsan, cufan oo dhaadheer oo la rarto, hilibkeedana la cuno, dhogorteedana dhar laga sameeyo.
m.dh
Wadaag:
Macdan dhulka laga qodo, jaadad badan, jilicsan, oo marka la dhalaaliyo wax lagu alxamo.
m.dh
Wadaag:
Wax la alxamay ahaansho (bir iwm).
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag:
Qof ugaarsada dugaagga iyougaarta intooda halista ah. ld adame.
m.l
Wadaag:
Geed laamo yeelasho.
Ilmo laan yar la dhicid.
f.mg2
-meeyay, -maysay
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Gufar madow oo ka hara badroolka, dhuxusha iwm oo lagu sameeyo waddooyinka.
m.l
Wadaag:
(bot.) Geed laan kaliya ka kooban oo dheer, jirriddiisuna dhuubantahay, dushana had iyo jeer ku leh caleemo cagaaran.
m.l
Wadaag:
Qasac yar oo af dheer iyo dheg la qabsado leh oo la ifsado.
Nal.
m.dh
Wadaag: