Qeexid
"(-iyo, m.dh) Gufar madow oo ka hara badroolka, dhuxusha iwm oo lagu sameeyo waddooyinka."
"(-iyo, m.dh) Gufar madow oo ka hara badroolka, dhuxusha iwm oo lagu sameeyo waddooyinka."
Wadaag:
(c.nafl.) Naasley geela la bah ah oo aan kurus lahayn, lagana helo Ameerikada koofureed, leh sur dheer oo dhuuban, dhego dhaadheer iyo dhogor jilicsan, cufan oo dhaadheer oo la rarto, hilibkeedana la cuno, dhogorteedana dhar laga sameeyo.
m.dh
Wadaag:
Geed laamo yeelasho.
Ilmo laan yar la dhicid.
f.mg2
-meeyay, -maysay
Wadaag:
Wax la qaybsaday inta qof walba gooni u helo.
Hantida qof kaga qaybgalo shirkad beecmushtari.
Xiriir ka dhexeeya laba tiro-xisaabeed. ld sahmi1
m.l
Wadaag:
Qasac yar oo af dheer iyo dheg la qabsado leh oo la ifsado.
Nal.
m.dh
Wadaag:
Lulmo darteed in yar indho isku qabasho.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
(f.g) Wax fidsan ama jilicsan isku soo ceshasho.
(f.mg) Jiho loo socday ka weecasho.
f.g
-btay, -batay
Wadaag:
(-cayaal, m.l/dh) (xis.) Xarriiqda toosan ee uu xood aad ugu dhawaado (ama sigo) hase yeeshe aan weligii taaban. Tusaale ahaan, labosaabka waxa uu leeyahay laba laace. Marka xoodka isle'egtiisu tahay 1 garaaf ahaan loogu muujiyo laba addimaale kulannada kaartis waxa ay laaceyaashiisu noqonayaan x = 0 iyo y = 0 (eeg: labosaab).
m.l
Wadaag:
Maro, bir, warqad iwm dacalladeeda isku soo celin.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
(juqr.) Togagga iyo webiyadu meesha ay badda uga darmaan.
(bot.) Geedku meesha uu labada qaybood uga kala baxo; labalaako.
m.dh
Wadaag: