Qeexid
"eeg laami2."
"eeg laami2."
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Gufar madow oo ka hara badroolka, dhuxusha iwm oo lagu sameeyo waddooyinka.
m.l
Wadaag:
(c.nafl.) Naasley geela la bah ah oo aan kurus lahayn, lagana helo Ameerikada koofureed, leh sur dheer oo dhuuban, dhego dhaadheer iyo dhogor jilicsan, cufan oo dhaadheer oo la rarto, hilibkeedana la cuno, dhogorteedana dhar laga sameeyo.
m.dh
Wadaag:
Geed laamo yeelasho.
Ilmo laan yar la dhicid.
f.mg2
-meeyay, -maysay
Wadaag:
Hadal siduu u dhawaaqi lahaa aan loo qorin ama loo akhrin; gef; qalad.
m.l
Wadaag:
laakiin xi. (nax.) Erey xiriiriya laba tixood oo ulajeeddooyinkoodu is diiddanyihiin; illowse, ha ahaatee, hase yeeshee. Tus. “Waxaan ku iri wax ma haysto, laakiin ima aadan rumaysan”.
Wadaag:
Far ama af qaddiim ah oo Roomaaniyiintii hore ku dhaqmi jireen.
m.l
Wadaag: