Qeexid

"Faraca ka soo baxa jirridda geedka."

Qeexid Kale

Qori af buuran oo badarka la karinayo lagu waalaqo.

Qeexid Xigta

Qayb ka soo farcanta waax hay'adeed.

Wadaag: