Qeexid

"(-ro, m.l) Astaan istilaab ah."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga laanqayr oo kali ah:
  • Hay'adda Laanqayrta Cas ee caalamiga ah ee Red Cross, waxaa ay sheegtay in in ka badan lixdan kun oo qof ay ka carareen xeryihii qaxootiga ee ay ku jireen oo ay u carareen caasimadda Monrovia.
  • W.Warfaafinta, Amran Cali Xiis Agaasime W. Arimaha qoyska, Axmed Cabdi Bakaal Laanqayrta cas ee Somaliland, Sacda Cabdi Axmed Hay’adda ICD, Xasan Aadan Cali Hay’adda UNICEF, Dr.