Qeexid
"Luuqayn."
[-iyay, -isay]
laaq yay
laaq say
f.mg2"Luuqayn."
Wadaag:
(juqr.) Togagga iyo webiyadu meesha ay badda uga darmaan.
(bot.) Geedku meesha uu labada qaybood uga kala baxo; labalaako.
m.dh
Wadaag:
Tiro go'an inta ka baxday mooyee inta kale ee ka soo harta; haraa.
m.l
Wadaag:
(-bab, m.l) (jool.) Qallooc ku dhacay lakabyo dhadhaabeed, oo ay keeneen dhaqdhaqaaqyo ku dhacay oogada dhulka.
m.l
Wadaag:
Jirka dadka soo jeedka inta u dexeysa luqunta iyo caloosha; xabad.
Qalbi; niyad.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Wax fidsan ama jilicsan isku soo ceshasho.
(f.mg) Jiho loo socday ka weecasho.
f.g
-btay, -batay
Wadaag:
Fac; asaag; mataan.
(m.l./dh) Meel biyo baxeen oo haadaan ah.
m.l
Wadaag:
(-go, m.l) (juqr.) Laag webi ama durdur oo ku biirisa biyaheeda webi weyn, isagoo kaga biyo daraya labada dhinac ama bar marinkiisa ka mid ah.
m.dh
Wadaag:
Calaamadda uu reebo shay fidsan oo laysku soo rogey.
Meel leexsan; luuq.
m.l
Wadaag:
(-ooyin, m.l) (jool.) Dhadhaab dhalaashan ama magma oo ka soo burqanaysa dhulka gudihiisa oo soo gaarta dhulka dushiisa, taas oo ka soo baxda karaytarka folkaanaha ama jeex-jeex dhulka dushiisa ah. Dhulka dushiisa laafadu si dhaqso leh ayay ugu adkaataa marka loo eego dhaqsaha adkaashadeeda ee dhulka gudihiisa.
m.dh
Wadaag: