Qeexid
"(-sas, m.l/-syo, m.dh) (juqr.) Bed lamaddegaanka bartamahiisa ku yaal oo biyaha laga helo agtood bacrin ah."
"(-sas, m.l/-syo, m.dh) (juqr.) Bed lamaddegaanka bartamahiisa ku yaal oo biyaha laga helo agtood bacrin ah."
Wadaag:
Nooc ka mid ah siyaaqadda ay dumarku qaataan oo ka samaysan dahab ama lacag.
Raatibka tusbaxa.
m.l
Wadaag:
(f.g) Wax caado ka dhigasho.
(f.mg) Meel muddo badan joogid.
f.g
Wadaag:
Dhoobo gaar ah oo madaxa la marsado si ay tiinta u caseeyso; xaraar; tarro.
Tin aad u jilicsan.
m.dh
Wadaag:
Wax caadaysasho.
Meel ku raagid.
f.g3
-intay, -imatay
Wadaag:
Wax dhulka ku xabaalid(dad dhintay); duugid.
f.g1
-say, -stay
Wadaag: