Qeexid
"Qof xoolaha lumiya oo aan si fiican u ilaalin."
Qeexid Xigta
Wax aan la ilaalin.
"Qof xoolaha lumiya oo aan si fiican u ilaalin."
Wax aan la ilaalin.
Wadaag:
(-cmay, -cantay; -cmi) Wax aan la ilaalinayn noqosho.
f.mg1
Wadaag:
(-nno, m.dh) L. ah: nafley, nafleyda kale si naxariisdarro ah u waxyeeleysa.
m.l.kh
Wadaag:
D. ah: qof garasho yar oo aan wax lagu aamini karin.
m.l.kh
Wadaag:
Caano dhaynimadii ka tegay suusacna aan gaarin.
Kibir. ld manyac1.
m.l
Wadaag: