Qeexid

"Sanadaha u dhexeeya labaatan ilaa soddon."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga labaatanaad oo kali ah:
  • Qarnigi labaatanaad dhexdeeda, anthropologists waxa ay dhulka kasoo heleen lafaha dad badan dhintay oo fossilska taasi ay caddeneysaa in fikiroodi run tahay:asal ahaan bani-admigu wa dad ku noolaan jirey Afrika 7 milyoon sano ka hor.
  • Wuxuu Maxamed Bulxan tiriyey maansadan gabayga ah xilli lagu qiyaasay qarnigii labaatanaad horraantiisii.