Qeexid
"Labada dhinac hadba mid isu rogid ciil dartii (qof)."
[-leeyay, -leysay]
lababbogle eeyay
lababbogle eysay
f.mg2"Labada dhinac hadba mid isu rogid ciil dartii (qof)."
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Hadba dhinac u gaddoonka qof sameeyo, jirro ama ciil dartii.
m.l
Wadaag:
Labada daan isku mar wax ku calalin.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Hadallo isburinaya sheegid.
f.mg2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
Qof gacmihiisa gadaal u xirid ama u qabasho.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Laba guri ka wada cuntayn (qof).
f.mg2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
Xabaal labadulle ah qodid.
f.g2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
laba'aabbur1 m.l 1. Weel iyo aabburkii, sida dhiil iyo haruubkeed, oo inta labadaba la wada buuxsho, laysku aabburo. 2. Horay iyo gadaal uga imaashaha col si dhexda loo gashado oo loo laayo. 3.
Wadaag: