Qeexid
"Calalinta cuntada labada can lagu calaliyo."
"Calalinta cuntada labada can lagu calaliyo."
Wadaag:
Labada daan isku mar wax ku calalin.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
laba jibbaarane m.l (-nayaal, m.l/dh) Afar geesle leh afar dhinac oo toosan oo isle'eg iyo afar xaglood oo qumman. Bedka labajibbaarane waxa lagu helaa labajibbaarka dhinac ka mid ah dhinacyadiisa.
Wadaag:
laba'aabbur2 f.g1 1. Weel iyo aabburkii, sida dhiil iyo haruubkeed, oo inta labadaba la wada buuxsho, laysku aabburid. 2. Col si loo laayo horay iyo gadaal uga imaansho.
-ray, -rtay
Wadaag:
laba'aabbur1 m.l 1. Weel iyo aabburkii, sida dhiil iyo haruubkeed, oo inta labadaba la wada buuxsho, laysku aabburo. 2. Horay iyo gadaal uga imaashaha col si dhexda loo gashado oo loo laayo. 3.
Wadaag:
Ruxashada xulusta iyo naasaha.
Neef xoolo ah oo sid dhaweeyey oo candho keenay.
m.l
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) (fiis.) Labo saldanab oo isle'eg, isku lid ah, iskuna jira fogaan kooban. Taranta saldanabyada midkood iyo fogaanta u dhexeysa ayaa ah maroojinta labacidhifle.
m.l
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) (c.nafl.) Miro laba beer leh.
m.l.kh
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Qalab danab oo leh laba qotin, loona isticmaalo badanaaba qumiye danab.
m.l
Wadaag: