Qeexid
"Laba guri ka wada cuntayn (qof)."
[-leeyay, -leysay]
labadable eeyay
labadable eysay
f.mg2"Laba guri ka wada cuntayn (qof)."
Wadaag:
Qof gacmihiisa gadaal u xirid ama u qabasho.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Xabaal labadulle ah qodid.
f.g2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
Hadallo isburinaya sheegid.
f.mg2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
Labada daan isku mar wax ku calalin.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Labada dhinac hadba mid isu rogid ciil dartii (qof).
f.mg2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
laba jibbaarane m.l (-nayaal, m.l/dh) Afar geesle leh afar dhinac oo toosan oo isle'eg iyo afar xaglood oo qumman. Bedka labajibbaarane waxa lagu helaa labajibbaarka dhinac ka mid ah dhinacyadiisa.
Wadaag:
laba'aabbur2 f.g1 1. Weel iyo aabburkii, sida dhiil iyo haruubkeed, oo inta labadaba la wada buuxsho, laysku aabburid. 2. Col si loo laayo horay iyo gadaal uga imaansho.
-ray, -rtay
Wadaag: