Qeexid
"(-layaal, m.l/dh) ld labadderyaale."
"(-layaal, m.l/dh) ld labadderyaale."
Wadaag:
(-yaal, m.l/dh) Aqal soomaali weyn, qurux badan, oo qalabka uu ka samaysanyahay ay cusubyihiin.
m.l
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Laba jaro ay isugu xigsato laba qofood oo wada ciyaaraysa midkood.
m.l
Wadaag:
Xabaal labo af oo hoos isaga duleela leh oo lagu aaso carruurta saqiirka ah.
m.l
Wadaag:
Laba guri ka wada cuntayn (qof).
f.mg2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) (c.nafl.) Muruq laba madax leh. Laba madaxlaha cududda wuxuu ku yaal inta u dhexeysa isgooyska garabka ila isgooyska xusulka wuxuu laabaa cududda iyo dhudhunka wuxuuna xagga calaacasha u rogaa dhudhunka iyo gacanta laba madaxlaha shanshada wuxuu ku yaal xagga dambe ee bawdada wuxuuna qabtaa laabidda jilibka, fidinta bowdada iyo rogidda lugta xagga dibadda.
m.l
Wadaag:
laba'aabbur1 m.l 1. Weel iyo aabburkii, sida dhiil iyo haruubkeed, oo inta labadaba la wada buuxsho, laysku aabburo. 2. Horay iyo gadaal uga imaashaha col si dhexda loo gashado oo loo laayo. 3.
Wadaag:
laba'aabbur2 f.g1 1. Weel iyo aabburkii, sida dhiil iyo haruubkeed, oo inta labadaba la wada buuxsho, laysku aabburid. 2. Col si loo laayo horay iyo gadaal uga imaansho.
-ray, -rtay
Wadaag:
laba jibbaarane m.l (-nayaal, m.l/dh) Afar geesle leh afar dhinac oo toosan oo isle'eg iyo afar xaglood oo qumman. Bedka labajibbaarane waxa lagu helaa labajibbaarka dhinac ka mid ah dhinacyadiisa.
Wadaag: