Qeexid
"labaddaraadle fk. Si kastaba; hubaal ahaan."
"labaddaraadle fk. Si kastaba; hubaal ahaan."
Wadaag:
Xoolaha intooda cagta ay dhulka dhigayaan ay tahay laba raaf sida biciidka, lo'da, ariga, deerada iwm.
m.l
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Laba jaro ay isugu xigsato laba qofood oo wada ciyaaraysa midkood.
m.l
Wadaag:
(-yaal, m.l/dh) Aqal soomaali weyn, qurux badan, oo qalabka uu ka samaysanyahay ay cusubyihiin.
m.l
Wadaag:
Mardimo geesaha xoolaha iyo ugaartu yeeshaan oo da'dooda lagu xisaabiyo.
m.l
Wadaag:
Xabaal labo af oo hoos isaga duleela leh oo lagu aaso carruurta saqiirka ah.
m.l
Wadaag:
Qof gacmihiisa gadaal u xirid ama u qabasho.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
.j Tirada jagaalaha ah, kan u dhigma labada; darajada ay hal darajo ka sarrayso.
m.l.t
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Ul gadaal laba ganood ku leh.
m.l
Wadaag:
laba jibbaarane m.l (-nayaal, m.l/dh) Afar geesle leh afar dhinac oo toosan oo isle'eg iyo afar xaglood oo qumman. Bedka labajibbaarane waxa lagu helaa labajibbaarka dhinac ka mid ah dhinacyadiisa.
Wadaag: