Qeexid
Qof gacmihiisa gadaal u xirid ama u qabasho.
[-leeyay, -laysay]
f.g2Qof gacmihiisa gadaal u xirid ama u qabasho.
Fal / verb
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: ld labaddilee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: Xabaal labadulle ah qodid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: Laba guri ka wada cuntayn (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Xiridda gacmaha qof gadaal loo xiro; garbadduub.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld labasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg labaddiblee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Mardimo geesaha xoolaha iyo ugaartu yeeshaan oo da'dooda lagu xisaabiyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: Hadallo isburinaya sheegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Labada daan isku mar wax ku calalin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Labakacle samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: ld lababboglee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax labadible loo xiray ama loo qabtay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: Eeg labaddiblayn
Qeexid: Eeg labad
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: Labada dhinac hadba mid isu rogid ciil dartii (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: laba'aabburnaan m.f.dh eeg laba'aabburan.
Qeexid: laba'aabbur1 m.l 1. Weel iyo aabburkii, sida dhiil iyo haruubkeed, oo inta labadaba la wada buuxsho, laysku aabburo. 2. Horay iyo gadaal uga imaashaha col si dhexda loo gashado oo loo laayo. 3.
Qeexid: laba'aabburid m.f.dh eeg laba'aabbur2.
m.f.dh
Qeexid: eeg labadablee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh.t
Qeexid: ld labo1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
t (tiraale) - tiraale (numeral) [Qeyb: naxwe]