Qeexid
"Xabaal hab labadulle ah u qodan ahaansho."
[-snaa, -snayd]
labadulleysan naa
labadulleysan nayd
f.mg4"Xabaal hab labadulle ah u qodan ahaansho."
Wadaag:
Xabaal labo af oo hoos isaga duleela leh oo lagu aaso carruurta saqiirka ah.
m.l
Wadaag:
Xabaal labadulle ah qodid.
f.g2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
Wax labadible loo xiray ama loo qabtay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Nafley wax la sandulleeyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Tiro ka kooban laba meelood oo min toban ah; laba tobnaad; “20”.
m.l.t
Wadaag: