Qeexid
"Tiro, tiro la eg lagu dhuftay."
Qeexid Xigta
Isku laabidda xarig laba jeer laysku laabo.
"Tiro, tiro la eg lagu dhuftay."
Isku laabidda xarig laba jeer laysku laabo.
Wadaag:
Tiro, tiro la eg ku dhufasho.
Xarig laba jeer isku laabid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Tiro, wax tiro la eg lagu dhuftay ahaansho.
Xarig laba mar laysku laabay ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
(-rro, m.dh) Xarig dheer, dhuuban oo lagu sameeyo rarada, kebdaha iwm.
m.l
Wadaag:
Legdidda nafley la legdo iyadoo qoorteeda la wareejinaayo.
m.l
Wadaag:
.j Tirada jagaalaha ah, kan u dhigma labada; darajada ay hal darajo ka sarrayso.
m.l.t
Wadaag:
Tiro saddex jeer la isku dhuftay.
Tiro saddex jeer la isku dhuftay.
m.l
Wadaag:
Tiro ka kooban laba meelood oo min toban ah; laba tobnaad; “20”.
m.l.t
Wadaag: