Qeexid
"Iyadoo la ordayo oo marba lug"
"Iyadoo la ordayo oo marba lug"
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) (c.nafl.) Miro laba beer leh.
m.l.kh
Wadaag:
laba'aabbur1 m.l 1. Weel iyo aabburkii, sida dhiil iyo haruubkeed, oo inta labadaba la wada buuxsho, laysku aabburo. 2. Horay iyo gadaal uga imaashaha col si dhexda loo gashado oo loo laayo. 3.
Wadaag:
laba'aabbur2 f.g1 1. Weel iyo aabburkii, sida dhiil iyo haruubkeed, oo inta labadaba la wada buuxsho, laysku aabburid. 2. Col si loo laayo horay iyo gadaal uga imaansho.
-ray, -rtay
Wadaag:
laba jibbaarane m.l (-nayaal, m.l/dh) Afar geesle leh afar dhinac oo toosan oo isle'eg iyo afar xaglood oo qumman. Bedka labajibbaarane waxa lagu helaa labajibbaarka dhinac ka mid ah dhinacyadiisa.
Wadaag:
Ruxashada xulusta iyo naasaha.
Neef xoolo ah oo sid dhaweeyey oo candho keenay.
m.l
Wadaag:
Xabaal labo af oo hoos isaga duleela leh oo lagu aaso carruurta saqiirka ah.
m.l
Wadaag:
Xilliyada diraaceed mid ka mid ah oo leh dabeylo qabow iyo mararka qaarkood roob aan badnayn.
m.dh
Wadaag: