Qeexid
"eeg laballegdee."
"eeg laballegdee."
Wadaag:
Gogol korkeed ama meel kala isku rogrogid.
f.mg2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
laba jibbaarane m.l (-nayaal, m.l/dh) Afar geesle leh afar dhinac oo toosan oo isle'eg iyo afar xaglood oo qumman. Bedka labajibbaarane waxa lagu helaa labajibbaarka dhinac ka mid ah dhinacyadiisa.
Wadaag:
laba'aabbur2 f.g1 1. Weel iyo aabburkii, sida dhiil iyo haruubkeed, oo inta labadaba la wada buuxsho, laysku aabburid. 2. Col si loo laayo horay iyo gadaal uga imaansho.
-ray, -rtay
Wadaag:
laba'aabbur1 m.l 1. Weel iyo aabburkii, sida dhiil iyo haruubkeed, oo inta labadaba la wada buuxsho, laysku aabburo. 2. Horay iyo gadaal uga imaashaha col si dhexda loo gashado oo loo laayo. 3.
Wadaag: