Qeexid

"(-bmay, -bantay; -bmi) Wax isku qasmay noqosho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga laban oo kali ah:
  • Waxa la ansixiyey mushaharka oo laban laabmay.
  • Korea, oo damaashaadka bilowday toddobaadkii hore markay ka badisay Talyaaniga ayaa markale sii laban-laabtay dabbaal-degyada ay ku soo dhaweynayaan guusha u soo hoyatay waddankooda oo marba marka ka dambaysa rajadiisu kor u sii kacayso.