Qeexid

"ld laballaab1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga labanlaab oo kali ah:
  • Jawaabtu waa 'l-da' iyo ‘r-da’dambe, sababtoo ah dhawaqooda ayaa ah mid adag ama shidan, laakiin sharcigii labanlaabka ayaa loo cuskanayaa oo kolkaas lama labanlaabayo maaddaama uu shibbane ka soo hor maray.
  • . Xarafka dhawaqiisu adag yahay ee labanlaabmaya waa in uu u dhaxeeyo laba shaqal (shaqal dheere iyo/ama shaqal gaab), ama waa in uu shaqal ka soo horreeyo shaqal kalena ka dambeeyo.