Qeexid
"ld laballaab1."
"ld laballaab1."
Wadaag:
L. ah: tiro lagu daray tiro la eg.
Wax lagu xoojiyay wax la mid ah.
m.l
Wadaag:
Calaamadda uu reebo shay fidsan oo laysku soo rogey.
Meel leexsan; luuq.
m.l
Wadaag:
Wax aan kala baxsanayn ahaansho.
Wax aan weli la samayn ahaansho.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
Labada jaad ee nafleydu u kala baxdo, midka aan uurka yeelan; labood, rag.
Qas.
m.l
Wadaag:
(-bmay, -bantay; -bmi) Wax la labanlaabay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Wax la labanlaabay ahaansho.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag: