Qeexid
"(-layaal, m.l/dh) Sargaal ciidan oo darajadiisu tahay laba xiddig."
"(-layaal, m.l/dh) Sargaal ciidan oo darajadiisu tahay laba xiddig."
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Qof labada gacmood isku si wax ugu qabta.
m.l
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Hadba dhinac u gaddoonka qof sameeyo, jirro ama ciil dartii.
m.l
Wadaag:
laba jibbaarane m.l (-nayaal, m.l/dh) Afar geesle leh afar dhinac oo toosan oo isle'eg iyo afar xaglood oo qumman. Bedka labajibbaarane waxa lagu helaa labajibbaarka dhinac ka mid ah dhinacyadiisa.
Wadaag:
laba'aabbur2 f.g1 1. Weel iyo aabburkii, sida dhiil iyo haruubkeed, oo inta labadaba la wada buuxsho, laysku aabburid. 2. Col si loo laayo horay iyo gadaal uga imaansho.
-ray, -rtay
Wadaag:
laba'aabbur1 m.l 1. Weel iyo aabburkii, sida dhiil iyo haruubkeed, oo inta labadaba la wada buuxsho, laysku aabburo. 2. Horay iyo gadaal uga imaashaha col si dhexda loo gashado oo loo laayo. 3.
Wadaag:
Xabaal labo af oo hoos isaga duleela leh oo lagu aaso carruurta saqiirka ah.
m.l
Wadaag:
Xilliyada diraaceed mid ka mid ah oo leh dabeylo qabow iyo mararka qaarkood roob aan badnayn.
m.dh
Wadaag: