Qeexid
Wax la haystay, wax labaad ku darsasho.
[-stay, -satay]
f.g3Wax la haystay, wax labaad ku darsasho.
Fal / verb
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Ka l.: wax meel yaal wada xaraasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld labayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld labaysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Wax dhammaysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: Eeg labays
m.l
Qeexid: ld labaysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg labee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Timo halab ah samaysasho.
Qeexid Xigta: Xoolo la soo dhacay hilib ka qalasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Ku g.: galab meel joogid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Labeen yeelasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: Eeg labaysad
m.l
Qeexid: ld lallabaysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg labayso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Lib helid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: laba'aabbur1 m.l 1. Weel iyo aabburkii, sida dhiil iyo haruubkeed, oo inta labadaba la wada buuxsho, laysku aabburo. 2. Horay iyo gadaal uga imaashaha col si dhexda loo gashado oo loo laayo. 3.
Qeexid: laba jibbaarane m.l (-nayaal, m.l/dh) Afar geesle leh afar dhinac oo toosan oo isle'eg iyo afar xaglood oo qumman. Bedka labajibbaarane waxa lagu helaa labajibbaarka dhinac ka mid ah dhinacyadiisa.
m.dh.t
Qeexid: ld labo1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
t (tiraale) - tiraale (numeral) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: laba'aabburid m.f.dh eeg laba'aabbur2.
Qeexid: laba'aabburnaan m.f.dh eeg laba'aabburan.
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: laba'aabburan f.mg4 Wax la laba'aabburay ahaansho.