Qeexid
"eeg labbis2."
"eeg labbis2."
Wadaag:
Dhar lagu xarragoodo.
Dhar gaar ah oo lagu yaqaano ciidamada, ardada iwm.
m.l
Wadaag:
Qof dhar qurxoon xirtay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
(-syo, m.dh) Qalin qori ah oo dhexda dhuxul madow uga jirto; qalin rasaas.
m.l
Wadaag: