Qeexid
"Nafley labeeb ka yeelid."
[-bay, -btay]
labeeb2 ay
labeeb2 tay
f.g1"Nafley labeeb ka yeelid."
Wadaag:
Nafley astaamihii dheddigga iyo labkaba leh.
Xayawaan ama geed ubaxley ah oo xubnaha taranka ee dheddigga iyo labkaba leh.
m.l
Wadaag:
Wax mid ahaa wax kale ku darid.
f.g2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
Lakab xalleefsan oo dufan ah oo badanaa caanaha dhayda ah dusha ka fuula.
m.dh
Wadaag:
Cabeeb ku dhicid (lo' ama carruur).
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
Wax isku qasid.
Wax jaah-wareerin.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Wax labeen ka qaadasho.
Labeen marsasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax dhacay dad uga digid.
f.mg2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
(-bab, m.l) (xis.) Teed kasta oo tiro ah lehna hal dhinac u tax ama hal joog u tax.
m.l
Wadaag:
Shay dhoobo ka samaysan oo la dubo qaabab badanna loo yeelo oo wax lagu dhiso.
Caano.
m.l
Wadaag:
Laba arrin oo gudboon kala dooran waayid
f.mg2
-beeyay, -beysay
Wadaag: