Qeexid

"Tirada kowda iyo saddexda u dhexeysa; “2”."

Qeexid Xigta

Labadaba.

Tusaalooyinka Isticmaalka

Tusaale

“Labadaba way fiicanyihiin”.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

tiraale naxwe,

tiraale / numeral