Qeexid
"(bot.) Geedgaab qodax leh oo miro la cuno, mayrax iyo xabag macaanba leh, oo ka baxa dhadhaabaha, jeerinkana la bah ah."
"(bot.) Geedgaab qodax leh oo miro la cuno, mayrax iyo xabag macaanba leh, oo ka baxa dhadhaabaha, jeerinkana la bah ah."
Wadaag:
Warqado ama macdan xordan, qaab go'an leh oo dawlad ama banki sharci u
m.dh.u
Wadaag:
Badeeco lacag ku beddelid.
f.g2
-geeyay, -geysay
Wadaag:
Badeeco lacag ku beddelasho.
Lacag yeelasho.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Hilib yar oo la suro jilibka oo kalluunku soo raaco.
Wax kasta oo lagu soo jiito wax la ugaarsanayo; callaal.
m.dh
Wadaag: