Qeexid

"Badeeco lacag ku beddelid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga lacagee oo kali ah:
  • Cashur lagu soo eedeeyay lunsasho lacageed isaga oo aan mushaharaad Ciidamada loogu talagaley gaadhsiin jirin.
  • Liibiya ayaa ah dowlad lagu yaqaan taagero lacageed oo gacan ka siin ah in ay u fidin jirtay xukumadahii soo maray dalka, balse dowladaha KMG ayaan wax taageero maaliyeed ah weli ka helin, waxaana Madaxweyne Cabdulahi uu kala hadli doonaa Col.