Qeexid
"Badeeco lacag ku beddelasho."
Qeexid Xigta
Lacag yeelasho.
[-stay, -satay]
lacageys tay
lacageys atay
f.mg3"Badeeco lacag ku beddelasho."
Lacag yeelasho.
Wadaag:
Badeeco lacag ku beddelid.
f.g2
-geeyay, -geysay
Wadaag:
Neef irmaan sacab ku maalid.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Warqado ama macdan xordan, qaab go'an leh oo dawlad ama banki sharci u
m.dh.u
Wadaag:
Lafo ruugid.
Nafley wax ay cunto weyday meelo unuunufid.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Wax meel ku sugan meel kale dhigasho.
Cid wax gaarsiin.
Cid waxtarid.
f.g
-stay, -satay
Wadaag:
(bot.) Geedgaab qodax leh oo miro la cuno, mayrax iyo xabag macaanba leh, oo ka baxa dhadhaabaha, jeerinkana la bah ah.
m.l
Wadaag:
Hilib yar oo la suro jilibka oo kalluunku soo raaco.
Wax kasta oo lagu soo jiito wax la ugaarsanayo; callaal.
m.dh
Wadaag: