Qeexid

eeg laciifi.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga laciifin oo kali ah:
  • Hase ahaatee ma laciifin oo ma niyad jabin, balse wuxuu sii ballaariyay dagaalkii uu waday isagoo hoos socday calankii uu siday Jacfar Binu Abii Daalib oo ahaa Rasuulka (scw) ina adeerkiis, jeer isna laga dilo oo uu sidaas ku shahiido.
  • Sarkaal ka tirsan Ciidamada Badda ee Maraykanka ayaa ku tilmaamay duqayntan mid laciifinaysa awoodda difaac ee Ciraaq.